A more thoughtful world through books
Track OrderContact
Medical BookstoreREAD SOMETHING REMARKABLE
HomeAll BooksNew ArrivalsSpecial Offers
Browse categories
The JournalContactAccount
Banks & BankingSiyaasadihii Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya (Taxanaha Cilmibaarista Xarunta Dhaxalreeb) cover
THE BOOKSHELF · English

Siyaasadihii Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliya (Taxanaha Cilmibaarista Xarunta Dhaxalreeb)

By Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim
SIYAASADIHII DHAQAALAHA IYO MAALIYADDA SOOMAALIYA waa buug ka hadlaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen dhaqaalaha iyo maaliyadda Soomaaliya muddadii 63-ka sano ahayd ee uu dalku xorta ahaa, waxaana aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda ku biiriyay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo khibrad dheer u leh taariikhda dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka, islamarkaana ka soo shaqeeyay hay'adaha budhigga u ah arrimahaas. Buuggu wuxuu qiimaynayaa siyaasadihii dhaqaale ee ay adeegsadeen dowladihii kala duwaan ee soo qabtay talada dalka iyo waxtarnimadoodii; wuxuu kaloo falanqaynayaa daymiyihii lagu yeeshay dalka, sidii loo maareeyay iyo saamayntii ay ku y
$8.00$118.00
PayPal & cryptocurrencyGuest checkout available
BETWEEN THE COVERS

About this book

SIYAASADIHII DHAQAALAHA IYO MAALIYADDA SOOMAALIYA waa buug ka hadlaya marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen dhaqaalaha iyo maaliyadda Soomaaliya muddadii 63-ka sano ahayd ee uu dalku xorta ahaa, waxaana aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda ku biiriyay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo khibrad dheer u leh taariikhda dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka, islamarkaana ka soo shaqeeyay hay'adaha budhigga u ah arrimahaas. Buuggu wuxuu qiimaynayaa siyaasadihii dhaqaale ee ay adeegsadeen dowladihii kala duwaan ee soo qabtay talada dalka iyo waxtarnimadoodii; wuxuu kaloo falanqaynayaa daymiyihii lagu yeeshay dalka, sidii loo maareeyay iyo saamayntii ay ku yeesheen horumarka dhaqaalaha. Buuggu wuxuu sharxayaa sababta ay Soomaaliya mar walba ugu tiirsanayd deeqaha dibadda, asagoo iftiiminaya sida lagu gaari karo iskufillaaasho dhaqaale, kaasoo muhiim u ah madaxbannaanida qaranka. Buuggu wuxuu soo jiidan doonaa akhristayaasha daneeya arrimaha dhaqaalaha iyo maaliyadda, oo ay ku jiraan cilmibaarayaasha, qorsheeyayaasha dhaqaalaha, barayaasha dhaqaalaha, kulliyadaha dhaqaalaha iyo siyaasiyiinta. Gaar ahaan, buugga waxaa ka faa'iidaysan kara ardayda ka qalinjebisay ama ka qalinjebinaysa kulliyadaha dhaqaalaha iyo maaliyadda.

Explore all books by Cabdullaahi Yuusuf Ibraahim →

More to discover

Explore the shelf →
A LETTER FOR YOUR READING LIFE

Good books. Thoughtful discoveries.

Join our reading list for store news and new arrivals.